Qanciye Super Store waa dukaan online ah oo aad ka heleyso alaab tayo leh oo sax ah. Waxaad naga heli kartaan walxaha la isku qurxiyo oo laga sameeyo walxo dabiici ah jirkana dhib u keeneen. xaragada dhalinta iyo caruurta. Electronics intaba waa kuugu diyaar.
Try something new with the Flower Woven button-up, a floral fiesta made from 100% cotton and comfortable enough for the whole day. This shirt includes a button collar, button-front closure, and a hip vibe.
Stylish and functional this is an essential piece for every closet. Available for purchase through SurfRide.
Material: 100% cotton
Color: Blue
Print: Floral
Fit: Classic
Qanciye super store waa mid u taagan ilaalinta balamaha iyo filashada macaamiisha ee ku aadan tayada alaabaha aan iibino. QSS waxa uu kuu suuro galinayaa in aad hesho alaabta aad u baahantahay waqtiga aad u baaheed ayadoo leh tayadii loo baahnaa.
Qanciye Super Store waxa uu kuu sahlay inaad si sahlan ku hesho dalabkaaga.
Badeecadaha Qanciye super store waa kuwo tayo sare leh. mahadsanidiin maamul iyo shaqaalaba
Mr. Farah Abdirashid
Managing Director
Qanciye super store waa dukaan online ah oo la aas aasay 25 June 2018. QSS waxaa loo aasaasay in bulshada soomaaliyeed ay helaan badeeco tayo leh meel walba oo ay dunida ka taalo.